Friday, 2024-04-19, 10:44 AM
ETHIOPIAN POLITICS current event and news
Main Registration Login
Welcome, Guest · RSS
Site menu
    news
    news
    curency
    Calendar
    «  December 2013  »
    SuMoTuWeThFrSa
    1234567
    891011121314
    15161718192021
    22232425262728
    293031
    Site friends
     
    Main » 2013 » December » 1 » Jijiga under agazi military
    6:23 AM
    Jijiga under agazi military

                        Photo

    The ethiopian regime security force harassing civilians in Jijiga in the past few days the somali president and his clan members with the help of agazi they put a lot of checkpoint on the town .Jijiga now under military controll and they arrest a lot of civilians ,.the tension in Jijiga is continuous the agazi and the somali security force put the picture of Hailemariam Desalegn every street one eye witness says Jijiga become the somali prison


    Jeel Ogaadeen oo ku fidey Magaalo madaxda Somalida Ethiopia ee Jigjiga.Magaaladii Jigijiga ayaa waxay isu bedeshay xabsigii ugu weynaa ee abid la arko,kadib markii xaafad walba loo sameeyey albaab laga baxo lagana soo galo.Malaayiinta shacabka deganka ayaa waxaa soo foodsaaray walaac iyo cabsi aysan weligood arag si ay uga qeyb qaataan waxaysan weligood ka qeyb qaadan, aqoon iyo dhaqana u lahayn.Dadka reer Jigjiga ayaa badankoodii u firaaqeeyey una sii qaxay degamada deriska la ah si ay uga badbaadaan ciyaarta Abdi Iley uu qaatey inuu ku dayo Deganka Somalida Ethiopia.Magaalada Jigjiga ayaa ah mid aad u cakiran maalmihii lasoo dhafay awoodna u lahayn inay qaabisho howshan culus ee lasaaray.Adeegii nolol maalmeedka ayaa ah mid aad u baaba'san aadna hoos ugu dhacay ,islamarkaasna aan laguba xisaabtamin markuu Abdi Iley soo qaatey oo uu weliba ku dagaalamay kalkii hore in lagu qabto kalka dambe Jigjiga.Jigjiga caawa waxay maraysaa in shakhsiyad gaar ah waxaan ahayn aysan awood ku lahayn,xaafad walbana ay irid laga so galo lagana baxo loo sameeyey.Isku soo duub oo jeel OGAADEEN oo isu bedelay Jeel ABSAME ayay xaaladu maraysaa.Halka hobalada Abdi Iley ay ku faanayaan inay u xireen RW wadanka kofiyad iiyo shaal iyo macawiis,matalaysa dhaqanka deganka ,sawirkiisiina halka jid ee aan weli sida fiican loo dhixin ay ku faanayaan inay meel kasta magaalada ku dhejiyeen.

    by danil masho
    Views: 1972 | Added by: dani | Rating: 5.0/1
    Total comments: 0
    Name *:
    Email *:
    Code *:
    Copyright MyCorp © 2024
    Create a free website with uCoz